Waxaa caawa noo qabsoomay kulankii 1aad ee Business Connekt oo ah madal aan ugu talagalnay in bahda ganacsigu ay isku waydaarsadaan aqoon iyo khibrad ayna ku falanqeeyaan fursadaha iyo caqabadaha ku hareeraysan ganacsiyada dalka. Kulanka waxaa ka soo qaybgalay madaxda dowladda Puntland oo ay ka mid yihiin Agaasimaha guud ee Bangiga Dowladda Puntland Mudane Khadar […]
Read more