By: Sominsight / 0 comment
Annaga oo kaashanayna Wasaaradda Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashiga Dowladda Puntland, waxaan soo qabanqaabinnay madasha sannadlaha ee Somali Annual Business Talks oo markan diirradda lagu saaray mowduuca: Habka Iskaashiga Dowladda iyo Ganacsiga Gaarka loo leeyahay (PPPs). Kulanka waxaa qayb ka ahaa falanqayn cilmiyeed ay ka qaybgaleen madax ka tirsan dowladda Puntland iyo khubaro kala ah: – […]
Read moreWaxaa caawa noo qabsoomay kulankii 1aad ee Business Connekt oo ah madal aan ugu talagalnay in bahda ganacsigu ay isku waydaarsadaan aqoon iyo khibrad ayna ku falanqeeyaan fursadaha iyo caqabadaha ku hareeraysan ganacsiyada dalka. Kulanka waxaa ka soo qaybgalay madaxda dowladda Puntland oo ay ka mid yihiin Agaasimaha guud ee Bangiga Dowladda Puntland Mudane Khadar […]
Read moreMajallada Somali Insights maanta waxay qayb ka ahayd Bandhigga Buugaagta ee Puntland oo ka qabsoomaya magaalada Garoowe 7-9 Diseembar 2025. Cadadka 1aad ee majallada oo soo baxay Sibteembar sannadkan waxaa ku qoran maqaalo qoto-dheer oo ku saabsan ganacsiga, dhaqaalaha, wax soo-saarka dalka, hal-abuurka, tiknoolojiyadda, maalgashiga iyo horumarinta adeegyada bulshada. Halkan ka aqriso cadadkan oo dhammaystiran: […]
Read more