Majallada Somali Insights maanta waxay qayb ka ahayd Bandhigga Buugaagta ee Puntland oo ka qabsoomaya magaalada Garoowe 7-9 Diseembar 2025. Cadadka 1aad ee majallada oo soo baxay Sibteembar sannadkan waxaa ku qoran maqaalo qoto-dheer oo ku saabsan ganacsiga, dhaqaalaha, wax soo-saarka dalka, hal-abuurka, tiknoolojiyadda, maalgashiga iyo horumarinta adeegyada bulshada. Halkan ka aqriso cadadkan oo dhammaystiran: […]
Read more