Bandhigga Buugaagta ee Puntland 2025
Majallada Somali Insights maanta waxay qayb ka ahayd Bandhigga Buugaagta ee Puntland oo ka qabsoomaya magaalada Garoowe 7-9 Diseembar 2025.
Cadadka 1aad ee majallada oo soo baxay Sibteembar sannadkan waxaa ku qoran maqaalo qoto-dheer oo ku saabsan ganacsiga, dhaqaalaha, wax soo-saarka dalka, hal-abuurka, tiknoolojiyadda, maalgashiga iyo horumarinta adeegyada bulshada.
Halkan ka aqriso cadadkan oo dhammaystiran:
Hadii aad danaynayso in aad wax ku qortid cadadka kan xiga oo soo bixi doona Janaayo 2026, fadlan nagu la soo wadaag xogtaada halkan:
submissions.insights@gmail.com



See less